Waxaa Maanta ka bilowday wadanka Koonfur Afrika Mu’tamarka sanadeedkii iyo Shirkii ay qaban jireen Culumada Soomaliyeed si dadka ku nool Koonfur Afrika iyo caalamkaba uga faaideystaan .
Mu’atamar ayaa cinwaankiisuu ahaa “Diintu Waa Naseexo” waxaa kasoo qayb gala dad farabadan oo ku nool Koonfur Afrika iyo dadweyne kale oo caalmaka ku kala nool dadkaas oo kala socod Internetka. Culumada ayaa inta badan ka hadda dhibaatooyinka heesta bulshada Soomaliyeed iyo sidii ay ugu badbaadi lahaayeen qurbaha ayaga, maalkooda iyo caruurtooda. Dadweynah ka soo qayb gala ayaa laga haqabtiraa su’aalah ay qabaan iyo waxyaabaha mugdiga uga jira. Mu’tamarka wuxuu ka dhici doonaa magaalooyinka Koonfur Afrka ee soo socda
Johannesburg 25-27 December 2011
Cape-Town 28-31 December 2011
Port Elizabeth 01-03 Janaury 2012
Rusterburg 06-07 Janaury 2012
Waxaan idin soo gudbin doonaa Nadwooyinkaa si aad uga faaideysataan.
Culumada ka qayb galeyso Nadwadaas ayaa waxaa ka mid ah
Sheekh Maxame Cabdi Umal | Sheekh Maxamuud Shible | Sheesh Mustafa Xaji Ismail | Sheekh Cali Maxamuud Xasan (Calawajiis) |
Nadwooyinkii baxay 27 December 2011 Dhageyso
Sh. Axmed Dahir Awees – Xijaabka Iyo Xishoodka
Sh. Maxamuud Shible – Alwalaa Wal Baraa- 3
Nadwooyinkii baxay 26 December 2011 Dhageyso
Sh. Maxamed Cabdi Umal – Tilmaamaha Gabdhihii Suubanaa
Sh. Mustafe Xaji Ismail – Khatarta Maandooriyaasha Leeyihiin
Sh. Cali Max’ud Xasan – Astaamaha Nusqaanka Iimaanka iyo Dawadooda
Sh. Maxamuud Shible – Alwalaa Wal Baraa- 2
Nadwooyinkii baxay 25 December 2011 Dhageyso
Sh. Maxamed Cabdi Umal Dhageyso -Diintu Waa Naseexo
Sh. Cali Max’ud Xasan (Calawajiis) -Waqtiga iyo Sida ugu Wanaagsan ee looga faaideysan Karo
Sh. Maxamuud Shible – Alwalaa Wal Baraa

Muxadarooyinka kale kal soco bogga Insha Allaah
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com
Leave a Comment
The comments you read here belong only to the person who posted them. We do, however, reserve the right to remove off-topic comments.
Muxadaroyinku ma waxad usoo gudbineysan vedio ama qoral
Gudiga webka midnimo.com waxan ka codsanaya mu’tamarka ka socdo k.afrika dhamaan ay noosoo gudbiyaan takale waxaa iyana muhiim ah hadii sizeka topic-kasta la yarayn karo oo 3gp aad ubadashan