Sh. Maxamed Axmed Nuur (Garyare) Wareysig BBCda Dhageyso

    Updated About:29 days ago

    Sheekh Maxamed Axmed Nuur (Garyare) oo ka mid ah aas aasayaasha  xarakada Isaamiga ee Al lsaax ayaa wuxuu siiyaay wareysi dheer idaacada BBcda.

    Waxaa wareystay wariyaha BBcda ee Yuusuf Xasanee asagoo  kaga hadlaayo dhibaatooyinka manta ka dhex jira xarakooyinka Islaamiga iyo sidii looga bixi lahaa.

    ”Dadka Soomalida waa muslimiin in ay quustaan ma aha” Sh Garyare

    Dhageyso wareysiga Sh. Maxamed A. Nuur (Garyare) Qaybtii Kowaad

    Play

    Dhageyso wareysiga Sh. Maxamed A. Nuur (Garyare) Qaybtii labaadi

    Play

     

    Dhawan ayaan idin soo gudbineynaa (Taariikhda Al-Islaax cida aas aastay iyo Ujeedada loo aas aasay )

    Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
    midnimo12@googlemail.com 

    Comments (0)

    Leave a Commnet