Tababaraha kooxda Arsenal wenger ayaa kooxaha Barcelona iyo Man city ku eedeeyay ineey isku dayeen qorsho ay ku burburinayaan shaqadiisa, labadaan koox ayaa sanadihii ugu danbeysay waxay the Guners ka qaateen dhowr ciyaaryahan oo laf dhabar u ahayd haba ugu badnaatee mancity oo iyada labadii sano ugu danbeysay kala wareegtay 4 ciyaaryahan oo muhim ka ahaa Garoonka Emarates.
“naadiyo ayaa marmarka qaar isku dayay ineey burburiyaan shaqadeyda” sidaa waxaa yiri wenger
Wenger ayaa hadalkiisa kusii daray “ waxaan waayay samir Nasri,clichy,Fabregas”