Chelsea Oo Aad Udaneyneysa Theo Walcott

Updated About:317 days ago
0

Jariirada The Sun ee kasoo baxda wadankaEnglandayaa qortay in laacibka garabka kaga ciyaara Arsenal ee Theo Wallcot uu isaga tagayo naadiga kadib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in saaxiibkiis V.persi uu kasocdo naadiga Arsenal.

Laacibkan 23jirka ah ayaa qandaraaska uu kula joogo naadiga Arsenal waxa uu ku egyahay xili ciyaareedkan waxa uuna dhowr mar ku celceliyay in mustaqbalkiisa Arsenal ay ku xirantahay sida uu naadiga uxafido ciyaartoydiisa waaween sida RVP

Sidookale jaraa’idka kasoo baxa magaaladaLondonayaa qoraya ineey jiraan wadahadalo hoose oo dhaxeeya wakiilka ciyaaryahan Wallcot iyoChelseaoo aad udaneyanaya adeega ciyaaryahankan.

Comments (0)

Comments are closed.