Orodyahan Mo Farah Oo Lakulmay Rugcadaagii Hore Ee Arsenal Lan Wrigt Philips

Updated About:314 days ago
0

MO FARAH ayaa bilaabaya in uu tabbobar ku qaato xarunta Grand Prix ee ku taala magaalada London ee cariga dalka UK, ka hor inta uusan isku diyaarin ciyaaraha Olympics-ka ee furmaya bishan 27-keeda.

Farah, ayaa haysta 5,000 ee maradoonka oradka aduunka, waxan uu doonayaa in uu noqdo qofkii ugu horeeyay ee Britain ah oo ku guuleesta bilad dahab ah ciyaaraha Olympic-ka  ee London 2012.

Waxa uu la kulmay rugcadaa xagga ciyaaraha oo ka tirsanaa kooxda Arsenal.

Farah, waan 26-jir, waligiis carruurnimadiisa lama kulmin geesiga Ian Wright ka hor inta aysan kuwada kulmin SunSport’s GAVIN GLICKSMAN..

MO FARAH: ayaa yiri waxa aan ku soo barbaaray deeganka Hanworth ee ku yaala galbeedka London markii ay da’deeda yareed, Abahay waxa uu si waali u taageeri jiray kooxda Manchester United iyada ayuuna inta badan daawan jiray, laakin anniga waxa aan aad u xiiseesann jiray kooxda Arsenal.

MF: ayaa yiri waxa aan hadda taageeraan Theo Walcott oo xiddig ku dagaalama kubadda  madaxa iyo lugta.

IW: ayaa weydiiyay waxa hadda ka harsan ciyaaraha Olympics-ka London wax ka yer labo toddobaad, ma bilowday in aad cadaadis saarto culeyskaaga?

MF: ayaa yiri mar waliba waxa aan dooneyaa in aan noqdo qof soo bandhiga ciyaaraha Olympic-ka iyo koobka aduunka ciyaar aad loo jecleestay.

Haddii aan hoos u dhaco ugu yaraan 100m dadka waxa ay I lee yihiin waxa aad u baahan tahay in aad sameeso wax xooggaa jimci ah.

Comments (0)

Leave a Commnet