Daawo Muuqaalada Muqdisho iyo isbadalka ka jira

Updated About:303 days ago
0

Hadii 21 sano Muqdisho ay aheyd magaalo burbursan oo sharci iyo kala danbeyn ka jirin, maanta nidaam iyo sharci dadka kala haga ayaa laga dareemayaa.

Tallaabadaasi waxay muujineysaa in Muqdisho ay ka gudubtay hagardaamooyinkii dhagar qabayaasha la damacsanaayeen, waxayna u gudubtay hannaanka caasimadaha kale ee caalamka ku dhaqmaan.

Halkan Ka Daawo Sawiro iyo Video

Comments (0)

Leave a Commnet