Sagna, Podolski iyo Mertesacker, oo qoob kaciyaar aad loola dhacay kusoo bandhigay Naigeria(sawiro)

Updated About:296 days ago
0

Xidigaha naadiga Arsenal, ee kala ah Sagna,Mertesacker, iyo Lucas Podolski ayaa waxay booqasho ku joogaan dalka ku yaala waqooyiga africa ee Naigeria.

Arsenal oo lagu waday in ciyaaryahandeeda dhan ay sanadaan fasaxa ku tagaan dalkaas ayaa waxay kacabsoodeen ineey dhibaato soo gaarsiiyaan falaagada “Boko Haram” oo ah urur islaami ah kana dagaalama dalka Naigeria.

Xidigahan sadexda ah ayaa hadaba waxay booqdeen caasimada wadankaas ee Legos,iyagoo fulinaya balankii ay horay ugu qaadeen taageerayaasha ay kuleeyihiin wadankaas,waxayna dageen hoteel lagu magacaabo “Eko Hotel”.

Sadexdaan ciyaaryahan ayaa halkaas kusoo bandhigay qoob kaciyaar ay kamaqsuudeen dadkii usoo daawasho tagay.

Hadaba kusoo dhowaada sawiro muujinaya qoob kaciyaarkaas

Comments (0)

Leave a Commnet