Moh Farah oo Soomaali asal ah laakiin hada British ah ayaa magaca dalkiisa wuxuu ku qaaday bilada dahabka ee orodka 10.000 ee Miter,ciyaar caawa ka dhacday garoonka Olombikada Stratford stadium ee magaalada Londan.
Warka oo faah faahsan iyo sawirada maqal iyo muuqaal hoos Click sii
HALKAN GUJI SI AAD U DAAWATO VIDEO IYO SAWIRADA MO FARAH