Madaxii Idaacadda Laanta afka Soomaaliga BBC Yuusuf Garaad oo maalin ka hor iska casilay shaqadii uu ka hayay idaacaddaasi ayaa ka waramay ujeedada uu ugu tegay shaqada, isagoo wareysigiisa ku sheegay in hadii ay ku dhalato inuu isku sharxo Madaxtinimada Soomaaliya uu wax badan ka qaban doono xaalada dalka gaar ahaan dib u heshiisiinta, la dagaalanka takoorka, kor u qaadista xaquuqda haweenka iyo kuwa la liido.
GUJI HALKAN SI AAD U DAAWATO WAREYSIGA