Wasiirkii hore ee Gadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa si kulul uga jawaabay markii wariyaha VOA weydiiyay sababta looga reebay xulida Xildhibanada ” Aniga ma ihi dagaal ooge muddo 6 sano ayaan ahaa wasiir RRA ayaan ka tirsanaa waxaana difaaceynay dadkii ku soo duulay dhulkeena” ayuu ugu ugu jawaabay Xaabsade.
Wariyaha ayaa weydiiyaya sabata dib loogu soo celiyaya liiska Xildhibaanimada ” Waa kuwaa dibada ka yimid oo (Diyaasbaro) oo ayaga ayaa ah dagaal oogayaa oo rabo xilka oo muudo ayey dibada kaga maqnaayeen dalka …….”.
Wareysiga oo dhameystiran dhageyso