Qaar ma kid ah musharrixiinta xilka madaxweynenimo iyo weliba baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay dood ay u qabatay idaacadda VOA Somali.
Doodda waxaa ka qyabgalay Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Danjire Cabdullaahi Axmed Caddow iyo Prof. Cabdullaahi Macalin Baadiyow oo u tartamaya jagada madaxweynenimada Soomaaliya. Waxaa kale oo doodda ka qaybgalaya Ra’iisul Wasaarihii hore Prof. Cali Khaliif Gallaydh oo isna u taagan Guddoomiyennimada baarlamaanka.
Doodda oo dheer hos ka dhagayso.
Qaybta Kowaad ee Dooda
Qaybta Labaad ee Dooda
Qaybta Sedexaad ee Dooda