Video:Fariin ku socota Baarlamanka Somalia: Darajo & xil yaa mudan.

Updated About:261 days ago
0

Fannaanka Soomaaliyeed ee Bashiir Cali Xuseen ayaa fariimĀ  gabay ah u diray Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo isweydiiyay Darajo iyo Xil Yaa Mudan, waa tix uu Bashiir Cali Xuseen ku lahaa ruwaayaddii Abwaan Cabdi Dhuux ee Darajo iyo Xil yaa mudan ee sanadkii 1998 lagu dhigay magaalada Muqdisho taasoo looga hadlayay Qofka mudan in la doorto uuna hogaamiyo dalka.

Fariintaani Waa gabaygii oo dib loogu duubay magaalada Skien ee dalka Norway, waxaana Bashiir Cali Xuseen lagu xasuustaa in heesihii Riwaayadii Darajo iyo xil yaa mudan Muusigada uu saaray, qeybna ku lahaa, waxaana filimkan sameeyay Abdul Arts.

HALKAN GUJI SI AAD U DAAWATO GABAYGA OO QAAB CASRI LOO DUUBAY.

Comments (0)

Leave a Commnet