Muqdisho oo muddo badan loogu yeeri jiray caasimadii dagaalka iminka waxay u muuqataa in ay noqoto caasimaddii nabadda.
Xeebta Liido oo kamid ah goobaha loo damaashaad tago maanta oo kale waxaa isu soo baxa boqolaal dad ah kuwaasi oo ka kala yimi goobo kala duwan.
Maanta xeebta Liido waxaa usoo damaashaad tegay dadweyne badan oo ka kala yimi xaafadaha kala duwan ee magaalada iyo waddamada qurbaha.
Maalinta Jimcaha oo ah maalin fasax u ah Islaamka Xeebto Liido waxay kamdu goobaha ay dadka ugu badan u dabaal tagaan.
Sikastaba Xeebta Liido ayaa waxay kamid tahay goobaha loo dalxiis tago ee dalka Soomaaliya isla markaana laga dareemio hadba xaaladda uu dalku kusugan yahay.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.