Allaha Ha Unaxariisto Guddoomiyihii Hore Ee G/Banaadir Oo Geeriyooday

| Thursday, Nov 15, 2012 |

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday ALLAHA u naxariiste guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb “Maxamed Dheere”.

Maxamed Cumar Xabeeb ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Xalane ee magaalada Muqdisho halkaas oo uu maalmihii ugu dambeeyay uu ku xanuunsanaa sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyay.

Dhamaan maamulka iyo howlwadeena bogga Midnimo waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladiisa iyo  asxaabta marxuumka, dhamaan waxaanu leenahay samir iyo imaan Illaah ha naga siiyo Janadii fardowsana Illah ha ka waraabiyo Marxuumka.

Hoyga Wararka Midnimo.com
Email : webmaster@midnimo.com - midnimo12@gmail.com
Tags:

Leave a Reply