Somaliya 0 Sudan 1

Updated About:1 year ago
0

Ciyaar goordhow soo gaba gaboowday una dhaxeeysay wadamada Soomaaliya iyo Sudan ayaa waxay kusoo idlaatay in Sudan ay ku adkaato 1/0.

Ciyaartooyda Xulka Soomaaliya oo galabta soo bandhigay ciyaar adag aadna uqurxan ayaa nasiib daro daqiiqadii 85-aad waxaa laga dhaliyay goolka qura ee looga adkaaday.

Goolka Sudan ay la yimaadeen waxaa usaxiixay ciyaaryahanka Mohammed Farid.

Xulka Soomaaliya ayaa ilaa hada wadan xitaa hal dhibic waxaana laga adkaaday labadii kulan ee ugu horeesay, waxaana aad uyar rajada ah ineey kasoo baxaan Group-ka B oo ay kuwada jiraan xulalka prundi, Sudan iyo Tanzania.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.comĀ midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet