Deg Deg Ah: “Qarax Xoogan Oo Ciidamo Punland Lagula Eegtay Galgala”

Updated About:2 years ago
0

Warar kala duwan Ayaa Ka Soo baxaya Qaraxyo waeyn oo lagu Eegtay Ciidamo ka Tirsan Kuwa maamulka Puntland Deeganka galgala Ee Gobolka bari.

Inka Badan 10 Askari Ayaa Lagu soo Waramaya inay Qaraxyadani Ku dhinteen in ka Badana Ku Dhawac Meen Iyadoona Warar kala du3wan ka soo baxayaan.

Sida Sheegayan dadka Goob jooga Waxa uu Qaraxani Ahaa Nooca Dhulka lagu aaso Oo Gadahi Ciidamada Puntland Lagula Eegtay halka.

Waxa Sii kor dahay Qasaraha ka Dhasahay qaraxani Sida Aysheegeyaan Wararka waxa Hosbitalka Puntland ee Magalada Bosaso la geeyey In Ka Badan 10 askari Oo dhawaca.

Wixi Ka Sobaxana Isha bKu hay Wararka danbe.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.comĀ midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet