Deg Deg Ah: “Qarax Xoogan oo hada ka Dhacay Xaafada Islii”

Updated About:1 year ago
0

War deg deg ah oo hada ku sio dhacay warqabadka Warbaahinta Barigaafrika.net ayaa sheegaya in qarx xoogann uu ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

Qaraxa ayaa la sheegaya ain lagu weeraray goob ay ku caweeyaan Dadka Kenyanka ah een heystay Diinta Christiank-ka.

Xaalada ayaa aad u cakiran , waxaan Soomaalida ay ku kala carareen gurayhooda.

Ciidamada Booliiska ayaa ku sii jeeda goobta qaraxa ka dhacay, waxaana u dhow Garoonka Ciidamada Cirka Kenya.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.comĀ midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet