Fanaan Caan ah oo ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Updated About:2 years ago
0

War goor dhwo naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu geeriyooday allaha u naxariistee Fanaanka caanka ah ee Axmed Heybe Caraalle.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Fanaanka uu ku soo booday xanuun, kaasoo uu u geeriyooday allaha u naxariistee Fanaanka.

“Aabahey waxaa uu ahaa qof caafimaad qaba hase ahaatee si deg deg ah ayaa loogu soo booday waana geeriyooday” ayuu sheegay C/risaaq Axmed Heybe oo ah Wiil uu dhalay Marxuumkan.

Fanaanka ayaa ka mid ahaa Fanaaniinta ugu caansan Soomaaliya, waxaana lagu wadaa in Bari aas loogu sameeyo magaalada Muqdisho Haduu Eebe Idmo.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet