Ciidamada Huwanta oo Dagaal ku Qaaday Jowhar iyo AL-shabaab oo isdifaacaaya

Updated About:2 years ago
0

Deegaanka Boorow ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ay iminka weerar ku qaadeen Magaalada Jowhar.

Xaalada magaalada Jowhar ayaa kacsan waxaana ka taagan kala carar xoogan,iyadoo Alshabaab la sheegayo inay isaga carareen magaalada Jowhar.

Wararkii ugu dambeeyay ee aan helayno ayaa sheegaya in ciidamada Alshabaab ay dagaal is difaacid ay u dhigeen ciidamada dowlada ee doonaya inay qabsadaan magaalada Jowhar.

Jawiga ayaa kacsan,waxaana magaalada la sheegayaa inay ka taagan tahay kala carar ay sameynayaan shacabka magaalada Jowhar.

Wixii soo kordha kala soco Midnimo.Com.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.comĀ midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet