Fanaanka King Khaalid oo Muqdisho Yimid

Updated About:2 years ago
0

Fanaaniinta kala ah Kiin Khaalid, C/xakiin Far Yare iyo Xasan Cujeeri ayaa goor dhow gaaray magaalada Muqdisho, halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Fanaaniinta marki ay ka dageen Muqdisho waxaa Garoonka ku soo dhaweyay Gudoomiye ku xigeenki hore ee Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Shaaweeye iyo qaar ka mid ah Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Kiin Khaalid oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin imaanshaha Muqdisho oo mudo ay ugu dambeysay, isagoona ugu baaqay dadka ku nool qurbaha inay ku soo laabtaan dalkooda Hooyo.

Fanaaniinta ayaa mudo ka maqnaa dalkooda Hooyo, waxayna ka mid noqonayaan Qurba joogta Bilihii u dambeeyay dalka dib ugu soo laabanayay.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet