Deg Deg: Qarax kadhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi

Updated About:2 years ago
0

Qarax aan wali lagaran nuuciisa ayaa waxaa uu ka qarxay xaafada Islii ee ay Soomaalidu ku badantahay.

Qaraxa ayaa la sheegey in ay ku dhaawacantay Gabar Soomaaliyeed, iyadoo qaraxu uu kadhacay duleedka danbe ee xaafa Ushirika.

Waxaa haatan war soo dhacay uu sheegayaa in qaraxu uu aha Miino nuuca dhulka lagu aaso oo laba ahaa, mid kamid ah ayaa la sheegey in ay qaraxdey iyadoo mid kalene aaney qarxin.

Waxaana haatan goobta soo Gaarey ciidanka Ammaanka, iyadoo la sheegayo in ay isku gadaameen goobta ay ku aasantahay miinada gale.

Wadada qaruxu uu kadhacay oo dhan ayaa xiran iyadoo ay dadka qaar ku xaniban yihiin guryaha.

Wixii warar ah ee ka soo kordha qarax dib kala soco insha allaah.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.comĀ midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet