Masjidul Quba Holland oo lagu wareejiyay Soomalida Sawiro

Updated About:1 year ago
0

Holland:Waxaa mahad oo dhan u sugnaatay Allaah (Subxanahu watacaalaa) noosahlay in laga hirgaliyo wadanka Holland masaajidkii ugu weynaa ee Soomaaliyeelato.

Masjid Quba ayaa laga hiirgelinayay caasimada dalka  Holland ee Amsterdam. Mushtamaca Soomaaliyeed ee ku nool Holland ayaa in badan isha ku hayeeen dhismaha masaajidkan.

Markale waxaan ugu bishaareyneynaa umada Soomaaliyeedee kunool Holland iyo dunida inteeda kaleba in masaajidka uu soo galey gacanteena.

Waxaan mahadaan la soo koobi Karin u celineynaa walaalihii suurto galiyey bacda fadlilaah, Isla markaas waxaan walaalaha kheyrka jecel la socodsiineynaa in uu milkiilaha nagul eeyahey qeybka mid ah qarashkii aan ku iibsaney masjidka, waxuuna nooqabtey mudo kooban.

Masjid Quba waxaa u istaageen walaalo Soomaaliyeed si loo daboolobaahida diineed ee umada,walaalaha waxey la tashteen culumada Soomaaliyeed oo uu kamidyahey Sh. Suldaan Gasle, ahnamasuulkamasaajidka.

Shalay oo taariikhduey ku beegneyd 13/12/2012 Khamiis ayuu  dhacay caqdigii lagula wareegey furaha masjid Quba ilaaheymahadii

Daawo sawirada Howsha heshiiska kala wareejinta iyo Qaabka u dhacay

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet