Siddee loo kala hoggaaminaya horiyaalka Ingiriiska?

Updated About:2 years ago
0

Waxa weli si habsami leh uga socda waddanka Ingiriiska ciyaaraha horiyaalka waddankaas, waana horiyaalka aan la fasixin ciyaartoyda iyadoo inta badan horiyaalada Yurub loo joojiyay ciidaha ay lee yihiin dadka masiixiyiinta.

Si kastaba, waxa kdhacay toddobaadkan ciyaaro xiiso badan oo ka kulul ku wii hore, waxa ka mid ah Arsenal oo toddobaadkan goolal badan dhalisay.

Haddaba sida loo kala hoggaaminaayo kala horeynta horiyaalka Premier League waa sidan:

POS LP CLUB P W D L GF GA GD PTS
1 (1) Manchester United 21 17 1 3 54 28 26 52
2 (2) Manchester City 21 13 6 2 41 19 22 45
3 (4) Tottenham Hotspur 21 12 3 6 39 27 12 39
4 (3) Chelsea 19 11 5 3 39 18 21 38
5 (5) Arsenal 19 9 6 4 39 21 18 33
6 (6) Everton 20 8 9 3 33 25 8 33
7 (7) West Bromwich Albion 21 10 3 8 29 27 2 33
8 (8) Stoke City 21 6 11 4 21 20 1 29
9 (9) Liverpool 20 7 7 6 31 26 5 28
10 (10) Swansea City 20 7 7 6 29 24 5 28
11 (11) Norwich City 20 6 7 7 23 32 -9 25
12 (14) Fulham 21 6 6 9 32 37 -5 24
13 (12) West Ham United 19 6 5 8 22 23 -1 23
14 (13) Sunderland 20 5 7 8 21 26 -5 22
15 (15) Newcastle United 20 5 5 10 26 37 -11 20
16 (16) Wigan Athletic 21 5 3 13 22 39 -17 18
17 (17) Aston Villa 20 4 6 10 15 39 -24 18
18 (18) Southampton 19 4 5 10 26 37 -11 17
19 (19) Reading 21 2 7 12 23 40 -17 13
20 (20) Queens Park Rangers 20 1 7 12 16 36 -20 10
POS LP CLUB P W D L GF GA GD PTS

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet