Maareeyaha Eerboorka Muqdisho oo Sheegay in ay Shaqo Bilaabidoon Habeeenkii

Updated About:1 year ago
0

Cali maxamed aadan maareeyaha hayada duulista hawada iyo cimilada oo wareysi gar ah siiyey shabakada warculus ayaa waxa uu sheegay in ayka bilaawi doonaan garoonka aadan cabdule cismaan aadaan cade dhamaanba duulista xiliyadii habeen si buu yiri lookob ciyo adeegyada shaqo eerboorka .

Maareeyaha mar aynu weydiinay su aal ahay > mudane waxaa iskabedelay sanadkii 2012 hoowlaha shaqo ee garoonka waxa uu ku jawaabay> .

Isbedelka sanadkii 212 ayn gaarnay waxa uu ahaa mid aad u heersareeya balse sanadkan aan sii kordhin doono wax qabad keena .

Qaar kamid ah dadka kasoo dega eer boorka ayaa sheegay in sanadkaan ay dareemeen sibedel dhanka duulimaadka ah.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.comĀ midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet