Tarsan oo Kadigay Musuqmaasuqa

Updated About:1 year ago
0

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho maxamuud axmed nuur tarsan ayaa waxa uu sheegay in aysan habooneen musuqmaasuq iyo kutakrifal awoodeed isagoona in taasi kudaray in looga baahan yahay shacabka soomaaliyeed in ay lashaqeeyaan masuuliyiinta dowlada soomaaliya.

Tarsan ayaa dhanka kale waxa uu ugu baaqay masuuliyiinta dowlada in ay ugargaaraan shacabka islamarkaasina ay kadigtoonaadaan masuqmaasuna.

Gudoomiye tarsan ayaa waxa uu xusay hadii ay dhacdo in uu wareejiyo xilka maamulka gobalka uu wareejin doono iyadoo ay buuxaan qasnadaha gobalka.

Khudbadan tarsan waxa uu jeediyey isagoo kaqeyb galayey munaasabad lagu maamusayey sanadka cusub ee 2013 laguna qabtay xarunta national theater ee magaalada muqdisho.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.comĀ midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet