Barcelona oo ku tiri ciyaar soo baro Cordoba

Updated About:2 years ago
0

Kooxda Catalans-ka ayaa xaley ku barbaratay naadiga Cordoba kaddib markii ay ku xaaqday goolal illaa shan ah.

Kooxda Barcelona ayaa sidaas isu gayn ku soo baxday 7 iyo 0 koobka Copa Del Rey, wareegiisa afaraad ee quarterfinals-ka.

Ciyaarta oo ka dhacday Camp Nou waxa atoora ka ahaa Villa iyo Alexis.

5-0 Cordoba (Agg 7-0): Doubles from Villa and Alexis help holders stroll into quarterfinals

The Catalans never relinquished control of the match or the tie, and could have racked up a double digit scoreline in a match they absolutely dominated

Goolasha ayaa waxa daah furay Thiago Alcantara daqiiqadii 17-aad ee qaybta koobaad ciyaarta, waxana ugu sii daray inta aan la soo dhamayn qaybta koobaad David Villa.

Markii dibĀ  la isugu soo laabtay ayaa waxa meesha ka sii miisay Alexis Sanchez oo labo goo loo dheeri dhaliyay.

Ciyaarta waxa banaanka ka joogay oo loo oggolaaday in uu iska fiirsado sida wax loo galaayo Lionel Messi.

Sidoo kale waxa keydka looga tagay Sergio Busquets iyo Jordi Alba kuwaas ciyaarta goobjoog ka ahaa.

Maamulka ciyaarta waxa loo caleema saaray xiddigga reer Span ee Villa.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.comĀ midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet