Daawo Video:-Qosol Badan oo Laga Sameeyay Saxaafada Soomaaliya Waa Maxay Sababtu?

Updated About:2 years ago
0

Marki ay dhacday xukuumadii dhexe ee dalka Soomaaliya waxaa meesha ka baxday wax badan, waxaana inti dowlad la’aanta la ahaa soo baxay dad fara badan oo sheeganaya shaqooyin aysan aqoon u lahayn ama ay barteen mudo gaaban.

Hadaba Saxaafada Soomaaliya oo la dhihi karo wax wanaagsan ayay qabatay, hadana waxaa jira aqoon la’aan heysata saxafiyiinta iyo Raga furanaya warbaahinta, iyadoo wariyayaasha qaarkood lagu qoro qaab qaraabo, waxaana halkaasi ka dhashay in saxaafadii ay noqoto mid laga aamin baxo, maadaama wiil yar oo qaraabo lagu keenay uu sheeganayo wariye.

Muuqaalkan aan maanta soo qaadanay waa muuqaal uu sameeyay C/xakiin BR oo ku caan baxay inuu majajaajilo ka sameeyo wax yaabaha markaasi taagan, wuxuuna hada ka sameeyay majajiladan saxafiyiinta Soomaaliyeed.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet