Al-shabaab oo soo bandhigtay meydka Askari Faransiis ah {Sawiro}

| Monday, Jan 14, 2013 |

Al-shabaab ayaa Bogga ay ku leeyihiin Twitter-ka goor dhoweyd Sawiro muujinaya nin Cadaan ah oo meeyd ah dhulkana yaal, qalab badan oo Milatarina ay ag yaalaan iyo qoryo.

Al-shabaab ayaa meydkaan ay soo bandhigeen iyo qalabkaan ku sheegay in uu ahaa Taliyaha hogaaminayay Ciidamada soo qaaday weerarka oo ay ku dileen howlgalkaas fashilmay.

Sawiradan lama xaqiijin karo laakiin doowlada waxa ay qiratay ineey aaminsantahay in labada Askari iyo ninkii lahaystay ay doonayeena in ay soo furtaan dhamaantood ay ku dhinteen intii uu socday dagaalka.

Daawo Sawirada ay Al-shabaab soo bandhigeen:

Waxaa Aqriyay (2)

Hoyga Wararka Midnimo.com
Email : webmaster@midnimo.com - midnimo12@gmail.com
Tags:

1 Comment

Leave a Reply


error: Content is protected !!