Fiorentina oo baadi goob ugu jirta Borini iyo Osvaldo

Updated About:2 years ago
0

Maamulaha kooxda Fiorentina, Daniele Prade, ayaa sheegay in kooxda ay baadi goob ugu jirta xiddigo cusub oo lagu xoojiyo kooxda ka dhisan dalka Talyaaniga.

Madaxda Sport0ga Fiorentina wuxuu lee yahay kooxda waxa ay aad u rbtaa xiddigaha kala ah Fabio Borini oo ciyaara kooxda  Liverpool iyoPablo Osvaldo oo ciyaara kooxda Roma’s Pablo Osvaldo

Daniele Prade ayaa sheegay in labadan ciyaartooy Stadio Artemio Franchi.

Kooxda ayaa dhawaan la soo wareegtay Giuseppe Rossi bishii January laakin sidaas oo ay tahay waxaa u baahan yihiin Stevan Jovetic.

Borini iyo Osvaldo waxa ay u wada ciyaari jireen Roma ka hor inta aysan u baqoolin  Anfield xilli ciyaareedkan,

“Waxa aan indhaha ku heynaa siddii aan ula soo wareegi lahayn xiddigahan gool dhaliyaasha ah,” ayuu u sheegay Radio Toscana.

“Waxaan jecelnahay Fabio Borini,  laakin arrintaas ma ahan mid ay yeeleyso.

Kooxda ayaa hadda horiyaalka Serie A-da kaga jirta kaalinta 13-dhibac.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

Comments (0)

Leave a Commnet