Dood dhexmartay Alictisaam iyo Culimo kale Maqal iyo Muqaal

| Thursday, Feb 28, 2013 |

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaa ku saabsan baaqii ay culimada Al-ictisaam ku baaqeen in la qabto shirweyne looga soo horjeedo kooxda Al-shabab iyo sida ay ururada kale ee diiniga ahi u arkaan.

Barnaamijka oo ay ka qeyb galayaan culimo magac ku leh Soomaalida dhexdeeda halkan hoose ka dhageyso.

Barnamijkan oo diirada lagu sarayey dilkii Sheekh  Cabdulqadir Nuur Faarax waxaa ka qayb galay doodaad

1- Sheekh Bashiir  Axmed Salaad  oo ah Guddoomiyaha Culumada Soomaliyeed iyo Madaxa xarakada Alictisaam oo joogay Hargeysa.

2- Sheekh Cabdiraxmaan Shariif Maxamed oo ah madaxa ha’yadda isku xirka culumada Soomaliyeed ee Amerika Imaamna ka ah Masjidka Hijra ee ku yaal Miniyabulis USA.

3- Sheekh Cabdiraxmaan Muxudiin Celi oo ka mid ah culilada ururuka Ahlusuna Waljameeca oo joogau dalka Sweden.

Doodaas waxaa diyaariyay VOA Dhageyso barnamijka oo dhan

Qayabta Kowaad

[powerpress: url=”http://www.midnimo.com/wp-content/uploads/2013/02/doodculimo2.mp3″]

Qaybta Labaad

[powerpress: url=”http://www.midnimo.com/wp-content/uploads/2013/02/doodculimo2.mp3″]

 

Barnaamijka qaybta muqaalka waxaa soo diyaariya Tvunuvertsal

 

 

Waxaa Aqriyay (16)

Hoyga Wararka Midnimo.com
Email : webmaster@midnimo.com - midnimo12@gmail.com
Tags:

Leave a Reply


error: Content is protected !!