Home » Business
(February 21, 2012) War lagu daabacay boga inetnetka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in ganacsade Axmed Nuur Jimcaale oo ka mid ah ganacsatada ugu caansan Soomaaliya laga xayiray duulimaadka iyo hantidiisa u

Qoraal ku soo baxay website qaranexpress ayaa lagu cadeeyay in joojisay dhamaan howlihii xawaalada, qoraalka ayaa sidaan u qornaa. Wargelin dhamaan Saamiliyada, wakiilada iyo macaamiisha shirkada Qaran Express Shirkada Qaran Express waxeey cadeeynaysaa, kadib markii
(February 18, 2012)
Nibiri dhirikiisu yahay 35-foot culeyskiisuna la egyahay 7,000 oo Kiilo Garaam ayaa kusoo caariyey xeebta magaalada Karachi ee dalka Pakistan iyadoo kumanaan dadweyna ahna ay u daawasho tageen. Kuluumeysato soo heshay nibiragan oo noociisa oo
(February 8, 2012)
Shirkada soo saarto baabuurta Bajaj ee dalka India ayaa shaacisay baabuur cusub oo la tartami doona gaariga ugu raqiisisan aduunyada ee Tata Nano. Nooca gaarigaan oo la yiraahdo RE60 ayaa qaadan doono afar marsho waxaana
(January 3, 2012)
Website-ka caanka ah ee Google ayaa dib u habeyn ku sameeyey qeybtiisa hore ee wax lagu raadiyo kaasi oo laga badalay habki uu ahaa awal ee muuqaalkiisa. Cusbooneysiinta lagu sameeyey Google ayaa ah in madow
(January 2, 2012)
Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay bankiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo u kuurgalayey habka uu u shaqeeyo bankiga ayaa socod ku maray dhamaan qeybaha uu
(December 18, 2011)
Maamulaha guud ee shirkada duulimaadka ee dalka Turkiga ee Turkish Airlines ayaa ku dhawaaqay in sanadka cusub ay duulimaad ka bilaabi doonto dalka Soomaaliya. Temel Kotil oo ah Agaasimaha guud ee shirkada Turkish Airlines ayaa
(December 18, 2011)