Home » Diaspora
(February 21, 2012) Shirkadda Qaran Expres Swedan oo qaab kale u shaqo bilowday kadib markii ay heshiis la gashay shirkadda Kaah Shirkadda Xawaaladda Qaran Express Swedan ayaa qoraal ay soo saartay ku shaacisay

War lagu daabacay boga inetnetka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in ganacsade Axmed Nuur Jimcaale oo ka mid ah ganacsatada ugu caansan Soomaaliya laga xayiray duulimaadka iyo hantidiisa u taalo bangiyada caalamka. Golaha Amaanka
(February 21, 2012)
Warbixin ku saabsan Safaaradda Soomaaliya ee Biljamka (Ka soo horjeedka xafiiska safiirka waxaa xoog ku deggan islaan Ruush ah) Qofka caadiga ah hadduu xilligan isbarbar dhig ku sameeyo xaaladaha ay ku sugan yihiin dhismayaasha safaaradaha
(February 20, 2012)
Qoraal ku soo baxay website qaranexpress ayaa lagu cadeeyay in joojisay dhamaan howlihii xawaalada, qoraalka ayaa sidaan u qornaa. Wargelin dhamaan Saamiliyada, wakiilada iyo macaamiisha shirkada Qaran Express Shirkada Qaran Express waxeey cadeeynaysaa, kadib markii
(February 18, 2012)
Shir ay isugu yimaadeen Soomaalida degan wadanka Nederland oo looga hadlayay warbixin sanadeed ay soo saartay dowladda kana hadleysay horumarka iyo dib u dhaca dhinaca nolosha ee ay wadanka ka sameeyeen dadka qaxootiga ah ee
(February 13, 2012)
Nin Soomaali Mareykan ah oo ku nool Ohio ayaa qirtay inuu lacago u aruuruinayey Xarakada Al Shabaab kadib marki shalay lasoo taagay maxkamada Federaaliga ee Minnesota. Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in Ahmed Hussein Mahamud oo
(February 7, 2012)
Qaar kamid ah weriyayaasha Soomaaliyeed ee Nairobi oo ka xanuunsaday dhibaatada xanuun ee muddo ku siman 1 sano magaalada Nairobi ku haysatay weriye Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan Jaceyl) ayaa maanta ku booqday isbitaalka COPTIC oo
(February 5, 2012)
Ku dhawaad 1,000 arday oo Soomaali ah ayaa haatan ku sugan garonka diyaaradaha caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho kuwaasi oo la filayo in ay u duulaan dalka Turkiga. Ardadaan oo ka kala yimid gobolada dalka
(February 2, 2012)
Wararka naga soo gaaraya dalka Libya ayaa sheegaya in ay dhinteen ugu yaraan 15 ruux oo Soomaali ah kadib marki dooni ay la socdeen 55 ruux ay ku qalibantay bada u dhaxeyso Libya iyo Talyaaniga.
(January 26, 2012)
Sheekh Maxamed Axmed Nuur (Garyare) oo ka mid ah aas aasayaasha xarakada Isaamiga ee Al lsaax ayaa wuxuu siiyaay wareysi dheer idaacada BBcda. Waxaa wareystay wariyaha BBcda ee Yuusuf Xasanee asagoo kaga hadlaayo dhibaatooyinka manta ka dhex
(January 25, 2012)