Home » Editors picks
(February 14, 2012) Dumarka ku nool deegaanada baadiyaha ah iyo xaafadaha ay daganyihiin dadka faqriga ah ayaa qaatyaan ka taagan musqul la,aan baahsan oo heysto. Haweeneey dhawaan lasoo guursaday oo ku nool xaafad

Anigoo ah guddoomiyaha Ururka qoowmiyadda Banaadiri ee dalka Iswiiska Abuukar Muxammad Sadiiq waxaan madaxda beesha Qoowmiyadda Banaadiri iyo beelaha kale nala mid ah ee aan hubeysneeyn ugu baaqayaa in lagu dadaalo sidii loo joojin/hor’tagi lahaa
(January 20, 2012)
Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya maanta socdaal nabadeed ku soo maray waddooyinka Muqdisho seddex kun oo haween Soomaaliyeed. Socdaalka nabadda ka hor ayey Haweenka Soomaaliyeed shir ay yeesheen waxey uga hadlen arrimaha haweenka ee
(January 7, 2012)
Madaxweynaha dalka Venezuela Hugo Chavez ayaa sheegay inuu aad uga shakisanyahay in Mareykanka uu ka danbeeyo xanuunka Kansarka oo inta badan ku wada dhacay hada hogaamiyaasha Qaarada Laatin America. Cudurkaan ayaa si gaar ah u
(December 29, 2011)
Sanadkaan dhamanaya ee 2011 waxaa jiray 10 haween oo warbaahinta caalamka ka galay qodobada hore ee wararka aduunkana si weyn loogaga bartay. Dumarkaasi waxaa ay kala yihiin Gabrielle Giffords, Adele, Eman al-Obeidi, Pippa Middleton, Nafissatou
(December 28, 2011)
Dalka North Korea ayaa waxaa ka bilowday laba maalin oo aas qaran loogu sameynayo hogaamiyahoodii geeriyooday Kim Jong-il iyadoo caasimada Pyongyang la dhigay naxash lagu wado meydkiisa. Muuqaalka fiidiyoo laga duubay ayaa muujinaya tobaan kun
(December 28, 2011)
Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Kulmiye Human Rights ayaa warbixin ay maanta soo saartay ku faah faahisay tacadiyada dadka rayidka ah loo geystay lixdi bilood ee lasoo dhaafay dalka Soomaaliya. Qoraal saxaafadeed kasoo baxay xafiiskeeda Muqdisho
(December 27, 2011)
Hogaamiyihi mucaaradka jabhada ugu weyn gobolka Darfur ee galbeedka dalka Sudan Khalil Ibrahim ayaa la dilay sida ay baahisay warbaahinta dalkaasi. Wakaalada wararka dalkaasi ee SUNA ayaa sheegay in Khaliil Ibraahim ay dileen ciidamada milatariga
(December 25, 2011)
Waxaa saakay lagu wadaa in magaalada Garoowe lagu soo gaba gabeeyo shirka Wadatashiga dhinacyada siyaasada Soomaalida. Shirkaan oo sadexdi maalin ee lasoo dhaafay xooga lagu saaray Tastuurka iyo qaabeynta baarlamaanka ayaa la filayey in shalay
(December 24, 2011)
Tan iyo marki ay waqooyiga Muqdisho la wareegtay dowlada waxaa soo badanayey dadka Jimcooyinka baashaalka iyo qubeyska u aado xeebta Liido ee degmada C/casiis. Jimca kasta waxaa isugu taga dhalinyaro fara badan oo isugu jira
(December 23, 2011)