• No categories

Home » Health

1408298619922_wps_3_Embargoed_to_1800_Sunday_

Dhageyso: Daawo loo helay Dadka Bidaarta leh

(August 18, 2014)

Seynisyahano ka soo jeeda Jaamacada Colombia ee Xarunteedu tahay Magaalada New York ee Dalka Mareykanka ayaa waxay si cad usheegen unugyada burburinaya foolisada timaha dhaliya waxaa loogu yeera unugyada difaaca
p

Dhageyso: Kaloriinta biyaha lagu daro oo Kansar laga qaado

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa Nadaafada awgeed waxay u isticmaalaan Biyaha inay kula daraan Fuustada Kaloriinta (Colorine) si jeermiska biyaha ku dhasha ay uga qaadin Caafimaad daro. Dhakhtar Xanafi Cabdi Shiikh Adan oo ka mid
(August 17, 2014)
2014619635387639769322489IMG_0184

Dhageyso: Mashruuc indha fiiqis ah oo ka socda Jowhar

Kudhawaad 160 ruux ayaa maanta isku diin waan geliyey inay ka faa’iideystaan mashruuc indho fiiqis ah oo Dr Shiine ka bilowday Magaalada Jowhar. Howshani ayaa waxaa iska kaashanaya gudi dhaqaatiir ah oo uu horboodayo Dr,
(August 16, 2014)
Wadooyin-la-furay

DHAGEYSO: Nadaafad daro looga digay Dadka X/Jajab

Wixii kadambeeyey markii Shaqaalaha Nadaafada ka waday Muqdisho ee ka socday Dalka Turkiga waxa la dareemayey isbadal dhinaca Nadaafad darada ah oo Magaalada meelo ka mid ah kusoo laabatay. Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Arimaha Bulshada Maamulka
(August 10, 2014)
article-2718716-2055970A00000578-943_634x429

SAWIRO:Qof Yurubiyaan ah oo Cudurka Ebola laga Helay

Diyaarad Meliteri oo ay leedahay Dawlada Spain ayaa lagu doonay Muwaadin dalkeeda udhashay oo dalka Liberia kusugnaa kaasi oo laga baqay inuu qaado cudurka Ebola hase ahaatee baaritaan la sameeyey waxa la ogaaday inuu qabo
(August 7, 2014)
Dr Ali Mao-Aweys

Dr Cali Macow oo laga saarayo liiska xirfadlayaasha Dhaqaatirta Ingiriiska

Guddiga qaabilsan kormeerka cafimaadka ( Medical Practitioners Tribunal Service (MPTS)) ee wadanka Ingriiska oo la hordhigay in ay go’aan ka gaaraan Dr. Cali Macow kadib markii lagu helay asagoo talo ku bixinaayo gudniinka ayaa  soo
(June 1, 2014)
Aamina oo ku jirta isbitaalka

Gabar 16 jir ah oo la nool AIDS oo sheegtay in la takooray

Aamina waa gabadh jirta lix iyo  toban sanno, “Aamina” maaha magaceeda saxda ah, waqtigan waxay  ku jirtaa mid ka mid ah isbitaalada Hargeysa  gaar ahaan kuwa lagu daryeelao dadka bukaan jiifka ah. Wajigeeda waxaa ka
(February 2, 2014)
Photo-Group1-300x199

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliya oo Muqdisho ku shiray

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliya ayaa maanta shirk ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo lagu soo bandhigay waxqabadka ururka ee saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Saraakiil ka tirsan wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya, hay’adda caafimaadka ee
(January 31, 2014)
Drs; Caasho Axmed Cumar (Caasho Kablow)

Dhageyso: Drs Caasho Cumar Axmed Oo Sharaxeysa Cudurada Ku Dhaca Haweenka

Drs Caasho Cumar Axmed oo ah agaasimaha Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa ku Taqasusutay Xanuunada  Haweenka, DRS Caasho waxey  maclin ka tahay  Jaamacada Nanaadir. DRS Caasho Cumar Axme ayaa barnaamijka Dhaqtarka weydii( Qaybt 2
(December 13, 2013)
caafimaad

Dhageyso: Dr. Maxamed Xuseen Mumin Cuduro Cusub ayaa Somaliya Lagu Arkay

Dr. Maxamed Xuseen Mumin oo ka mid ah takhaatirta Soomaliyeed ayaa sheegay in ay jiraan cuduro cusub oo lagu arkay dalka Soomaliya oo aan horey loogu aqoonin. Dr. Maxamed Xuseen Mumin oo warysi siiyay Radio
(December 9, 2013)