• No categories

Home » Opinion

isliiraaf

Urugada Islii anagaa eedeeda iska leh! Oo sabab?!! (Qalinkii Maxamed Xaaji)

(April 6, 2014)

Soomaali hadaan nahay waxaan nahay bulsho ku caan baxday inay kaliya cabaadaan marka ay la kulmaan cawaaqib xumada cillado ay iyaga iyo iyaga oo qur ihi ceebaalkeeda leeyihiin, waayo waxaa
Wariye Ismaacil Farjar

Diyaaraddii Malasia weli waa la’yahay!!!!! MAQAAL

  Akhristayaal waa qayb kale oo qoraal ah oo ka hadlaya diyaarada Malasia ee la la’yahay iyo waddamo ilaa 25- oo baadigoobaya diyaarada iyo dadkii la socday Sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhigga Malasia illaa 25
(March 17, 2014)
Akhriso qoddbadan shant ah

Akhri qoddobadan muhiimka ah ee lagu xoojiyo jaceylkaaga!!!!

  Akhristayaasha sharrafta leh ee ku xiran bogga Midnimo.com nala wadaaga shantan qoddob oo ah kuwa lagu kasban karo Jecelkaaga. 1. Xushmad la’aan, Jaceylku waa lumaa. Daryeel la’aan, Jaceylku waa caajis. Daacad la’aan, Jaceylku farxad
(March 17, 2014)
Mohamed Barre oo wax ka qora arimaha Soomaalida

MAQAAL – Gen.Muungaab oo warqad loo soo diray

Waxaa ayaantaan shabakadaha wararka Soomaalida hadal hayeen qudbadii Duqa Magaalada Mogadisho, ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, uu u jeediyey qayb ka mida bulshada ku dhaqan caasimada Soomaaliya. Qudbadaas oo ay ku jireen hadalo xasuusiyey Qurbajoogta xanuunkii
(March 16, 2014)
300x300xSh-Ahmed-Dheeli-300x300.jpg.pagespeed.ic.k9VRkANG7r

Maamul-goboleedyada muraadka laga leeyahay waynaa. W/Q Sh. Ahmed Dheeli

Way jiraan dad soomaaliyeed oo Allaah ku manaystay aragti dheeri laakiin dadkaas soomaalida waa ku yar yihiin inta leh aragtidaasna lama dhagaysto oo inta badan soomaalidu waxay wax ku qaybsadaan ama ku go,aan qaataan waxa
(March 16, 2014)
AMISOM, Somali National Army capture the sixth town from Al-Shabaab (Press Release)

Faallo: AMISOM miyaa laga sugayaa Maamul-u-samaynta goobaha laga saaray Al Shabaab?

Tan iyo markii dagaalladda ka dhanka ah Golihii Maxkamadaha Islaamka la bilaabay sannadkii 2006-dii waxaa bartanka laga galay dagaallo wejiyo kala duwan leh. Waxaana ugu tunka weyn dagaalka aan dhamaadka lahayn ee Dowladda Somalia iyo
(March 15, 2014)
Maxaa ka jirra diyaaradii la la'aa ee dalka Malaysia in Soomaaliya lagu haysto.

Maxay yihiin Siraha dunida wareeriyey ee Diyaaradda Malasia?

Waxaa dunida si weyn uga yaabiyey diyaaradda laga leeyahay Malasia ee maqan, haddaba maxay yihiin xaqiiqooyinka ku duugan ama arrimaha shakiga weyn keenaya ee illaa hadda la hayo: Diyaaraddan la waayay waxay ka duushay Kuala
(March 14, 2014)
Wariye Maxamed Xaaji

Ma Taqaanna Hannaanka halista ah ee Hegelian Dialectic iyo Sida uu Soomaaliya uga Hirgalay?

Waa maxay Hegelian Dialectic? Waxaa fikraddan hindisay filasuuf Jarman ahaa oo la oran jiray Georg Wilhelm Friedrich Hegel oo qarnigii 19-aad sheegay in hanaankan loo adeegsan karo in lagu ‘xalliyo’ dhibaatooyinka iyadoo la heshiisiinayo aragtiyada
(March 14, 2014)
Mustafa Ahmed Dhuhulow, Minister for Information, has formed a committee to investigate the circumstances surrounding the detention of Mohamed Barre Haji and Ibrahim Mohamed Yare.

Mustaf Dhuxuloow: “Wasiir Canbuulada la Cuna Shaqaalihiisa”

Mustaf Shiikh Cali Dhuxuloow waa Wasiirkii 30-aad ee Wasaaradda Warfaafinta Xilkeeda loo Magacaabo tan iyo 1960-kii, Mudada gaaban ee uu Wasaaradda joogo waxa la dhacay guud ahaan Shaqalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo kuwa Warbaahinta gaarka loo
(March 13, 2014)
Cali Dheere

Cali-Dheere muu hadlo Mise waa hadaafay..!?

  Dabayaaqadii todobaadkii hore waxaa suuqa wararka soo galay wara laga soo xigtay sargaal ka tirsan ciidamada Kenya ee Soomaaliya jooga oo la yiraahdo Mej Emmanual Chir Chir kasaoo sheegayay inuu dhaawac u geeriyooday Afhayeenka
(March 13, 2014)