Home » Somali News
(February 23, 2012) Waxaa lagu wadaa daqiiqadaha soo aadan inuu magaalada London ka furmo shirka loogu magac daray “Shirka London” ee loogaga hadlayo aayaha Soomaaliya. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay dowlada Britain

Ururka AL Shabaab ayaa sheegtay in ay dib ula wareegeen deegaano ay shalay iyo doraad ku lumiyey ciidamada Itoobiya. Afhayeenka Al Shabaab, C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay in ay dib ula qabsadeen deegaanada Bardaale, Yurkud
(February 23, 2012)
Laba nin oo bistoolado ku hubeysnaa ayaa saakay toogtay gudoomiyaha xaafada Xaawa Taako degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho Tuurre Digniin Afrax. Marxuumka la dilay ayaa ku sugnaa meel lagu qaxweeyo oo ku taalo xaafada Suuqa
(February 23, 2012)
Magaalada Baydhabo oo ay shalay la wareegeen ciidamada dowlada oo garabsanaya ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waa cusub ugu baryey iyaga oo ka madax banaan ururka Al Shabaab oo mudo sadex sana ah maamulayey magaalada. Waxaa
(February 23, 2012)
Golaga Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ogolaaday maanta oo Arbaca ah in la kordhiyo tirada ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee howlgalka ka wada dalka Soomaaliya. Kulan ay ku yeesheen Magaalada New York ayey ku
(February 22, 2012)
Dowlada Ingiriiska ayaa ku bixinaysa lacag dhan £20 million oo ah gargaar degdeg ah oo la siinayo deegaanada laga xoreeyo ururka Alshabaab sida ay daabacday wargeyska Daily Telegraph. Gargaarkan ayaa lagu wadaa in lagaga dhowaaqo
(February 22, 2012)
Ra’iisul Wasaaraha dalka Ingiriiska Devid Cameron oo u waramayay idaacadda BBC-da ayaa sheegay in uu aad ugu walaacsan yahay xagjirnimada dalka Soomaaliya ka jirta. isagoo cadeeyay in halistaasi ay caalamka saameyneyso. Waxaa uu sheegay in
(February 22, 2012)
Waxaa goor dhaweyd gudaha u galay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada KMG Somaaliya. Ciidamada is garabsanaya oo saakay kasoo dhaqaaqay degmada Bardaale ayaa duhurnimadi maanta ku nastay deegaanka Aw-Diinle
(February 22, 2012)
Xarakada Islaax waa urur Islaami ah, kana shaqeeya adeegga bulshada iyo horumarinteeda. Ururka Islaax wuxuu kaalin fir-fircoon ka qaataa dibu-heshiisiinta Soomaalida iyo soo celinta dowladnimadda Soomaaliya tan iyo markii ay dhacday 1991. Dhibaatada Soomaaliya way
(February 22, 2012)
Xarakada Al Shabaab ayaa sheegtay in ay dib ula wareegeen deegaanka Yurkud oo ay shalay kasoo baxeen ciidamada Itoobiya ee maanta kulaalaya magaalada Baydhabo. War ay soo saareen Shabaab ayaa lagu sheegay in maanta ay
(February 22, 2012)