Home » Somali News » East Africa

Diyaarad soo dhacday

Askar Mareykan ah oo ku dhimatay diyaarad ku bur burtay xadka Somalia

(February 21, 2012)

Afar askari oo Mareykan ah ayaa ku geeriyootay kadib marki ay ku bur burtay diyaaradi ay la socdeen xadka Soomaaliya iyo Djibouti. Taliska milatariga Mareykanka ee jooga dalka Jabuuti ayaa
nh190212_03

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo loo haysto burcad badeednimo oo maxkamad lagu soo taagay maanta magaalada Mombasa

Afar nin oo dhalinyaro ah oo Soomaali ah loona haysto inay burcad badeed yihiin ayaa maanta la soo taagay maxkamad ku taal magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Afartan nin ee dhalinyarada ah ee ayaa waxaa
(February 20, 2012)
Eric-Kiraithe-940x725

Booliska Kenya oo sheegay in Alshabaab ay ku dileen gudaha dalkeeda 30 ruux oo Kenyan ah.

Afhayeenka ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in muwaadiniin Kenyan oo tiradoodu uu ku sheegay illaa 30 ruux ay ururka Alshabaab ku dileen gudaha dalka Kenya tan iyo markii ay ciidamada Kenya gudaha u soo
(February 18, 2012)
Garisa

Rag hubeysan oo xalay laba ruux ku dilay magaalada Gaarisa

Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday hotelka Jubba ee magaalada Gaarisa halkaasi oo ay ku dileen ilaa iyo 2 ruux oo caan ka ahaa magaalada. Weerarka oo dhacay xalay fiidki ayaa waxaa qaaday kooxo
(February 4, 2012)
Ban

Ban Ki-moon oo ku dhiiri geliyey madaxda Africa in ay ixtiraamaan xuquuqda raga laga roonayaasha

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay United Ban Ki-moon ayaa ugu baaqay madaxda dalalka Midowga Africa ee uu shirka uga socdo magaalada Addis Ababa in ay xaq dhowraan raga isu galmooda ee loo yaqaano Lagaroonayaasha. Midab
(January 29, 2012)
AU Sumit

Shir madaxeedki Midowga Africa oo goor dhaweyd ka furmay Addis Ababa

Waxaa goor dhaweyd ka furmay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya shir madaxeedki 18-aad ee urur Midowga Africa. Shirkaan oo ay ka qeybgalayaan madaxdi ugu badneynd ee Qaarada Africa isla markaana socon doono mudo
(January 29, 2012)
ETHIOPIA-IGAD-SUMMIT

IGAD oo digniinti ugu cusleyd u dirtay kooxda xildhibaanada taabacsan Madoobe Nuunoow

Urur goboleedka IGAD ayaa digniinti ugu cusleyd u diray xildhibaanada xilki ka qaaday Shariif Xasan Sheekh Aadan kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa. Kulan ay yeesheen madaxda ururkan ay ku midoobeen dalalka Geeska
(January 28, 2012)
Males Sanwi

Meles Zenawi: ‘Ciidamadayadu way ka baxayaan Somalia sida ugu dhaw uguna dhaqsaha badan’

Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi oo marki ugu horeysay ka hadlay soo galitaanka Soomaaliya ee ciidamadiisa ayaa ka dhawaajiyey in dalka ay uga bixi doonaan sida ugu dhaw uguna fudud. Isaga oo wariyaasha kula hadlayey
(January 28, 2012)
Breaking News

Maxkamada ICC oo go,aamisay in lasoo xiro afar siyaasi oo caan ka ah Kenya

War dag dag ah oo goor dhaweyd kasoo baxay Maxkamada Caalamiga ah ee Danbiyada Dagaalka ee ICC ayaa lagu sheegay in afar siyaasi oo Kenyan ah la hor keeno maxkamada si su,aalo loogaga weydiiyo rabshadihi
(January 23, 2012)
Nusoj

NUSOJ oo u dabaaldegtay Maalinta warbaahinta Soomaaliya

Ururka suxufiyiinta qaranka soomaaliyeed ee NUSOJ iyo ururka dhalinyarada YUSOM ayaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyay tartanka dhanka kubada cagta ah oo aad u xiisabadnaa, laguna maamusayay 21 january oo ah “Maalinta warbaahinta
(January 23, 2012)