(February 18, 2012) Waxaa xalay saqdi dhexe xiliga dalka Soomaaliya lasoo gaba gabeeyey shirki Garoowe 2 oo mudo sadex maalin oo xiriir ah ka socday caasimada Puntland. Shirka oo shalay ilaa iyo xalay

Warar hor dhac ah ayaa kasoo baxaya qodobada lagu heshiiyey Shirka Garoowe 2 ee oo ay haatan socoto xaflada lagu soo xirayo. Wasiirka dastuurka ee dowlada KMG Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo goor dhaweyd la
(February 17, 2012)
Waxaa goor dhaweyd magaalada xarunta jaamacada PSU ee magaalada Garoowe ka furmay wajiga labaad ee Shirka Garoowe ee loogaga hadlayo arrimaha Dhabaha Geedi Socodka Nabada Soomaaliya. Shirka oo uu furay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan
(February 15, 2012)
Wasiirka amniga Puntland Qaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay soo qabteen wiil la dhashay wadaadka dagaalka kula jira Puntland Maxamed Saciid Atam. Ninka la qabtay oo lagu magacaabo Axmed Qeys Saciid Atam
(February 14, 2012)
Wareega afar dhamaadka tartanka ciyaaraha gobolada Puntland ayaa shalay soo gaba gaboobay iyadoo ay garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe isaga hor yimaadeen Mudug iyo Kar-kaar oo hal koox laga sugayey. Shan iyo Afartankii
(February 11, 2012)
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Buuhoodle ee gobolka Ceyn ayaa sheegaya in saakay uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada deegaanka. Dagaalka oo bilowday saakay aroorti hore ka danbeeyey kadib marki maleeshiyada kasoo jeedo
(February 8, 2012)
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay magaalada Gaalkacyo gudoomiyihi xaafada Israac ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo. C/raxman Maxamed Cabdulle ayaa ka mid ahaa gudoomiyaasha xaafadaha ee ugu caansanaa Gaalkacyo, waxaa xalay fiidkii toogtay laba nin oo
(February 6, 2012)
Waxaa manata magaalada Garowe tagay Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Ingiriiska Anrew Mitchel ayaa maanta magaalada Garoowe kula kulmay madaxda Puntland. Mr Mitchell oo uu socdaalkiisa ku wehliyey Ergayga gaarka ee Britain u ugu
(January 30, 2012)
Maamul goboleedka Puntland ayaa si kulyl uga hadlay dil xalay degmada Baargaal ee gobolka Bari loogu geystay xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland. Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland C/samad Cali Shire
(January 28, 2012)
Waxaa xalay degmada Baargaa lagu dilay xildhibaan Bile Maxamed Yusuf oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka Puntland. Dilka xildhibaanka ayaa ka danbeeyey marki ay isku dhaceen ilaadiisa iyo ilaalada koontaroolka laga soo galo magaalada, waxaana
(January 28, 2012)