(February 23, 2012) Waxaa lagu wadaa daqiiqadaha soo aadan inuu magaalada London ka furmo shirka loogu magac daray “Shirka London” ee loogaga hadlayo aayaha Soomaaliya. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay dowlada Britain

Laba nin oo bistoolado ku hubeysnaa ayaa saakay toogtay gudoomiyaha xaafada Xaawa Taako degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho Tuurre Digniin Afrax. Marxuumka la dilay ayaa ku sugnaa meel lagu qaxweeyo oo ku taalo xaafada Suuqa
(February 23, 2012)
Golaga Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ogolaaday maanta oo Arbaca ah in la kordhiyo tirada ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee howlgalka ka wada dalka Soomaaliya. Kulan ay ku yeesheen Magaalada New York ayey ku
(February 22, 2012)
Dowlada Ingiriiska ayaa ku bixinaysa lacag dhan £20 million oo ah gargaar degdeg ah oo la siinayo deegaanada laga xoreeyo ururka Alshabaab sida ay daabacday wargeyska Daily Telegraph. Gargaarkan ayaa lagu wadaa in lagaga dhowaaqo
(February 22, 2012)
Waxaa goor dhaweyd gudaha u galay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada KMG Somaaliya. Ciidamada is garabsanaya oo saakay kasoo dhaqaaqay degmada Bardaale ayaa duhurnimadi maanta ku nastay deegaanka Aw-Diinle
(February 22, 2012)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada isagarabsanaya ee dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ay soo dageen 15-km. Sida ay wararku sheegayaan ciidamada Itoobiya oo saakay soo qabsaday degmada Bardaale ayaa
(February 22, 2012)
Kadib kulamo joogto ah oo ay yeesheen qaybaha bulshada ee hoos ku xusan, waxay go’aansadeen inay muujiyaan dareenkooda siyaasadeed ee ku aaddan dadaalada socda ee lagu soo afjarayo xilliga KMG ah. Waxaan soo dhaweyneynaa dadaalada
(February 22, 2012)
Dagaal xoog leh oo u dhaxeeya ciidamada Itoobiya iyo Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu galabta ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Yurkud iyo Bardaale oo ka tirsan gobolka Bay. Dagaalka oo sidoo kale
(February 21, 2012)
Qarax sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay magaalada Baladweyne lagula beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah. Qaraxa oo loo adeegsaday miino lagu aasay wadada dhinaceeda ayaa lagu qarxiyey ciidamo ku lugeynayey wadada u dhaxeysa xaafadaha Ajabka
(February 21, 2012)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa Isniintii kulamo kala duwan la qaatay ma’uuliyiin ka tirsan dalka Belgium, Kooxda
(February 21, 2012)