(February 4, 2012) Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa maanta sheegay inuu diyaar u yahay ka qeybgalka Shirka London oo 23-ka bishaan halkaasi uga furmi doono dhamaan dhinacyada siyaasada Soomaalida. Wasiirka arrimaha dibada

Banaanbaxyo ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka Boorame, Burco iyo Hargeya ee hoos taga maamulka la magac baxay Somaliland. Banaanbaxyada oo loogu magac daray adkeynta madax banaanida iyo difaacida Somaliland ayaa kii ugu weynaa waxa uu
(January 22, 2012)
21 safaxi oo ka howlgala warbaahinta madaxa banaan ee magaalada Hargeysa ayaa maanta la xiray kadib marki ay sameeyeen banaan bax cabasha ahaa. Wariyaasha oo isugu jiray wiilal iyo gabdho ayaa ku hor mudaaharaaday afaafka
(January 15, 2012)
Maamulka Somaliland ayaa sheegtay in ay qabsadeen magaalada Buuhoodle kadib dagaalo socday mudo saacada ah oo ay la galeen maleeshiyo deegaanka ah. Wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegtay in ay qabsadeen magaalada Buu-Hoodle
(January 15, 2012)
Agaasimaha Telfashinka ku hadla afka Soomaaliga ee Horn Cable ayaa sharci daro ku tilmaamay xariga ay shalay ciidanka booliska Somaliland kula kaceen xarunti Telafashina ee magaalada Hargeya. Maxamed Cabdi Ilig, agaasimaha Horn Cable ayaa ku
(January 15, 2012)
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa cambaareeyey falka booliska magaalada Hargeysa ay ku weerareen xafiisyada telefishinka caalamiga ee Horn Cable iyo daminta telefishinka qeybtiisa FM-ka ah ee laga daawado Hargeysa. Maalinti Sabtida aheyd taariikhduna ku
(January 15, 2012)
Ciidamada maamulka Somaliland ayaa xiray TV-ga Horn Caple ee xaruntiisu tahay magaalada Hargayesa. Inkastoo qeybti Sattelite-ka ee TV-ga uu wali shaqeynayo oo caalamka laga daawanayo ayaa hadana waxaa albaabada la isugu laabay xarunti Hargeya ee
(January 14, 2012)
Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xariga loo geystay Axadi shalay aheyd weriyaha telefishinka Royal TV 24 uga soo warama magaalada Boorama. Ciidamada amaanka ee Magaalada Boorama ayaa xabsiga
(January 9, 2012)
Ciidamada milatariga Soomaaliland ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax lala damacsanaa in lagu bur buriyo buundada labaad ee magaalada Hargeysa. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa taliyaha Hogaanka Sahanka milatariga Somaliland, Cololen Maxamed Cabdi
(December 28, 2011)
Shukri Xaaji Ismaacil Bandare oo xalay magaalada New York lagu guddoonsiiyay abaalmarin caalami ah. Shurkri waxay madax u tahay hay’ad lagu magacaabo Candle Light oo ka shaqeysa Somaliland. Shurgi waxaa abaalmarintan guddoonsiisay ururka xasaraddaha caalamiga
(December 18, 2011)