(February 23, 2012) Ururka AL Shabaab ayaa sheegtay in ay dib ula wareegeen deegaano ay shalay iyo doraad ku lumiyey ciidamada Itoobiya. Afhayeenka Al Shabaab, C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay in ay dib

Magaalada Baydhabo oo ay shalay la wareegeen ciidamada dowlada oo garabsanaya ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waa cusub ugu baryey iyaga oo ka madax banaan ururka Al Shabaab oo mudo sadex sana ah maamulayey magaalada. Waxaa
(February 23, 2012)
Dowlada Ingiriiska ayaa ku bixinaysa lacag dhan £20 million oo ah gargaar degdeg ah oo la siinayo deegaanada laga xoreeyo ururka Alshabaab sida ay daabacday wargeyska Daily Telegraph. Gargaarkan ayaa lagu wadaa in lagaga dhowaaqo
(February 22, 2012)
Waxaa goor dhaweyd gudaha u galay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada KMG Somaaliya. Ciidamada is garabsanaya oo saakay kasoo dhaqaaqay degmada Bardaale ayaa duhurnimadi maanta ku nastay deegaanka Aw-Diinle
(February 22, 2012)
Xarakada Islaax waa urur Islaami ah, kana shaqeeya adeegga bulshada iyo horumarinteeda. Ururka Islaax wuxuu kaalin fir-fircoon ka qaataa dibu-heshiisiinta Soomaalida iyo soo celinta dowladnimadda Soomaaliya tan iyo markii ay dhacday 1991. Dhibaatada Soomaaliya way
(February 22, 2012)
Xarakada Al Shabaab ayaa sheegtay in ay dib ula wareegeen deegaanka Yurkud oo ay shalay kasoo baxeen ciidamada Itoobiya ee maanta kulaalaya magaalada Baydhabo. War ay soo saareen Shabaab ayaa lagu sheegay in maanta ay
(February 22, 2012)
Xarakada Al Shabaab ayaa u magacaabay Sheekh Xasan Daahir Aweys abaan duulaha dagaalyahanada AL Shabaab ee haatan ka dagaalamaya koonfurta Soomaaliya. Kulan ay shalay isugu yimaadeen saraakiisha ugu sareysa Al Shabaab magaalada Kismaayo ayey kaga
(February 22, 2012)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in doonyo waday hub ay ku xirteen magaalada Kismaayo. Doonyahan oo aanan la ogeyn halka ay ka yimaadeen ayaa waday hub iyo rasaas kuwaasi oo u gacan
(February 22, 2012)
Ayado hal malin oo qura aay ka harsantahay Shirka London ee Soomaalida ayaa waxaa maanta ka hadlay Imaamka Al-Azhar Dr Ahmed El Tayyeb. Imaamka ayaa ayaa soo saaray baaq uu ku taageerayo shirka London loogu
(February 21, 2012)
Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay Al Shabaab in ay ku qasabaan in ay u dagaalamaan caruurta Soomaaliyeed. Warbixin ay soo saartay ayey ku sheegtay in caruurta ay ka ugaarsadaan guryaha,
(February 21, 2012)