Home » Somali News » World News

bbb

Muran ka dhashay dil loo geystey kalluumeysato Hindi ah oo u dhexeeya dalalka Hindiya iyo Talyaaniga

(February 22, 2012)

Muran ka dhashay dil loo geystey labo kalluumeysato Hindi ah oo ay dileen ciidamo ka tirsan kuwa badda ee Talyaaniga ayaa la sheegay in uu gaaray meeshii ugu sareysey. Murankan
Masar

Doorashooyinka madaxtinimada Masar oo dib loo dhigay

Doorashooyinka madaxtinimada dalka Masar ayaa dib loo dhigay xilli shacabka Masar ay rajeynayeen in ay helaan madaxweynihi ugu horeeyey oo ay soo doortaan mudo sanada ah. Gudiga doorashooyinka ayaa ku dhacay in ay sheegaan waqtiga
(February 19, 2012)
Baraf

Nin laba bilood ku go,doonsanaa gaarigiisa oo uu baraf daboolay ayaa la helay isaga oo nool

Booliska dalka Sweden ayaa xaqiijiyey in ay heleen nin mudo laba bilood ah ku jiray gaarigiisa oo uu baraf qariyey waqooyiga dalkaasi. Ninkan oo la helay isaga oo nool balse xaalad aad u liidata ku
(February 19, 2012)
Hondarus dab

272 maxbuus oo ku dhimatay dab ka kacay xabsi ku yaala dalka Honduras

Ku dhawaad 300 oo dhamaantood maxaabiis ahaa ayaa ku dhimatay dab ka kacay xabsi ku yaala magaalada Comayagua ee dalka Honduras. Madaxa waaxda adeega caafimaadka ee dalkaasi haweeneyda la yiraahdo Lucy Marder ayaa u sheegtay
(February 15, 2012)
Israel

Qaraxyo lala beegsaday dibalamaasiyiinta Israel ee India iyo Georgia

Bambaanooyin ayaa lala beegsaday baabuur ay lahaayeen diblamaasiyiinta Israel u fadhiya dalalka India iyo Georgia, iyadoo qaraxi India uu sababay dhaawaca afar ruux. Goobjoogayaal ayaa sheegay in nin watay mooto uu miino dhigay baabuur yaalay
(February 13, 2012)
Twitter

Malaysia oo u gacan gelisay dowlada Sacuudiga nin aflagaadeeyey Nabi Muxamed (SCW)

Dowlada Malaysia ayaa masaafurisay wariye u dhashay dalka Sacuudi Carabiya oo caayey Nabi Muaxamed (NNKH) kadib marki ay ka dalbatay boqortooyada Sacuudiga. Booliska ayaa xaqiijiyey in Hamza Kashgari dib loogu celiyey Saudi Arabia maanta oo
(February 12, 2012)
Mataanaha duqda

Mataanaha ugu duqsan caalamka ee nool oo jirsaday da,da 102 sano

Laba haween oo mataana ah oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa noqday mataanaha ugu duqsan caalamka ee nool iyaga oo hada jira 102-sano. Edith Ritchie iyo Evelyn “Evie” Middleton ayaa ah laba hablood oo walaala
(February 9, 2012)
Miig duqeysay

Diyaaradaha is wada ee Mareykanka oo duqeeyey Waqooyi Bari Pakistan

Saraakiisha muqaabaraadka Pakistan ayaa xaqiijiyey in diyaaradaha Drone-ka dalka Mareykanka ee is kaxeeya ay duqeeyeen gobolka waqooyibari dalka Pakistaan ee ku yaala xuduudka Afghanstan halkaas oo ay ku badanyihiin maleeshiyo beeleedyada ia xakuma. Weerarka oo
(February 8, 2012)
Syria

Ruushka oo raba in doorka Jaamacada Carabta ee Suuriya la balaariyo

Wasiirka arrimaha dibada Russia Sergei Lavrov ayaa ku baaqay in xal dag dag ah laga gaaro qalaasaha siyaasadeed ee dalka Syria isla markaana la balaariyo doorka Jaamacada Carabta ee dalkaasi. Kadib booqasho uu ku tagay
(February 7, 2012)
Dhul gariirka Filibiin

Kooxaha gurmadka oo baadi goobaya dadki ka badbaaday dhul gariirki Philippine

Kooxaha gurmadka ee wax badbaadiya ayaa wali baadi goob ugu jiro dhul gariir xoog leh oo shalay ku dhiftay bartamaha dalka Philippine kaasi oo la tagay nolosha dad badan iyo qaar wali la la,yahay. Tiimamka
(February 7, 2012)