• No categories

Home » Sports

Walcott

Chelsea oo dooneyso inay isku hubeyso Theo Walcott

(February 22, 2012)

Kadib marki ay xalay kala soo laabatay guuldaro aad u qaraar garoonka San Pauolo ee magaalada Napoli ayey kooxda Chelsea dooneysaa in ay iska dhisto xaga weerarka. Sida uu daabacay
Teves

Carlos Tevez oo raali geliyey maamulka iyo taageerayaasha Man City

Weeraryahanka dalka Argentina Carlos Tevez  ayaa ugu danbeyntii raali gelin ka bixiyey dagaalki dhexmaray isaga iyo kooxdiisa dhowrki bilood ee lasoo dhaafay. Xidigaan ayey si weyn isugu kaceen macalinka naadiga Roberto Manicini kadib marki uu
(February 22, 2012)
Edinson Cavani

Chelsea oo rajo xumo la geliyay iyo Real oo!!!

Kooxda Chelsea ayaa rajo xun ka qabto iney soo gaarto Wareega 8-da ee Champions League kadib markii caawa si arxan daran kooxda Napoli ay u garaacday. Kooxda Napoli oo garoonka San Paolo ku marti gelisay
(February 22, 2012)
Sneijder

Sneijder oo diiday inuu ku biiro kooxda Zenit

Kubad sameeyaha kooxda Inter Milan Wesley Sneijder ayaa sheegay inuu todobaadki hore iska diiday dalab ay usoo dirsatay kooxda Zenit St Petersburg ee ka dhisan dalka Russia. Kooxdan reer Russia oo uu leyliyo macalinka u
(February 21, 2012)
Montaaari

AC Milan oo kusoo laabtay hogaanka horyaalka Seria A-da iyo natiijooyinka kulamadi galabta la ciyaaray

Kooxda Milan ayaa kala wareegtay naadiga Juventus hogaaminta horyaalka Talyaaniga kadib marki ay 3-1 ku garaacday naadiga Cesena. Kulanki maanta oo ka dhacay garoonka Casena ee Stadio Dino Manuzzi ayaa waxaa bartilmaameed ahaa ciyaaryahan Suley
(February 19, 2012)
Real iyo ronaldo

Real Madrid oo 13 buundo ka sara martay Barcelona

Kooxda Real Madrid ayaa kordhisay dhibcaha ay kaga sareyso kooxda kusoo xigto ee Barcelona kadib marki ay xalay 4-0 kaga badisay naadiga Racing Santander. Hogaamiyaasha horyaalka La Liga ee dalka Spain, waxa ay hada ka
(February 19, 2012)
article-2102928-11CBB5C4000005DC-249_634x421

Weeraryahankan Chelsea Torres 20 kulan uu saftay aan wax gool ah dhalin.

Weeraryahanka kooxda Chelsea Fernando Torres oo  £50million ugu fadhiya kooxda Chelsea ayaa ku guuldareystey ciyaartii labaatanaad ee uu u safto kooxda in kubbada uu shabaqa taabsiiyo ama uu gool dhaliyo. Torres ayaa 15 jeer oo
(February 18, 2012)
Drogba

Drogba oo isbitaal ka dhisayo dalkiisa Ivory Caost + Sawiro

Weeraryahanka kooxda Chelsea Didier Drogba ayaa go,aansaday inuu ka dhiso dalkiisa hooyo isbitaal si uu qeyb uga naqdo dib u dhisak dalka Ivoary Coast oo ay qaribeen dagaalo sokeeye. Xidiga kooxda ka dhisan Galbeedka London
(February 16, 2012)
Kevin-Prince Boateng

AC Milan 4-0 Arsenal

Kooxda AC Milan ayaa si xun ugu tumatay xalay naadiga caanka ah ee Arsenal kadib marki ay ku garaacday 4-0, is araga hore ee wareega 16-ka koobka kooxaha horyaalada Yurub ee Champions League. Ciyaarti xalay
(February 16, 2012)
Milan and Arsnal

AC Milan iyo Arsenal oo goor dhaw oo caawa ah isku haleelaya garoonka San Siro

Waxaa goor dhaw oo ay ka harsantahay wax ka yar 2 saac oo caawa ah ku balansan garoonka San Siro ee magaalada Milan kooxaha AC Milan iyo Arsenal lugta koowaas ee koobka Uefa Champions League.
(February 15, 2012)